Ahlu Suna oo Xildhibaano badan ku yeelaneysa Baarlamaanka cusub ee Galmudug iyo tirada oo…

Wararka aan ka heleyno magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in isfaham hoose laga gaaray qeybsiga Xildhibaanada cusub ee maamulka Galmudug . Kooxda Ahlu Sunna ee ku biirtay maamulka Galmudug ayaa dalbatay in Xildhibaano badan laga siiyo Baarlamaanka cusub ee maamulka Galmudug, waxa ayna kooxdaasi dalbadeen in kala bar la siiyo Xildhibaanada Galmudug … Continue reading Ahlu Suna oo Xildhibaano badan ku yeelaneysa Baarlamaanka cusub ee Galmudug iyo tirada oo…